Iska horimaad ka dhacay magaalada Garawe iyo faah faahino kasoo baxaya

Waxaa xalay saqdii dhaxe magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland laga maqlay rasaas xooggan oo cabsi badan ku beertay dadka ku dhaqan magaaladaasi oo inta badan xilligaasi hurdayay. Sida aan wararka ku helnay iska horimaadka ka dhacay magaalada Garawe ayaa dhax maray ciidamo katirsan booliiska magaalada Garawe iyo koox hubeesan oo la sheegay in ay … Continue reading Iska horimaad ka dhacay magaalada Garawe iyo faah faahino kasoo baxaya